berberatoday.com
Wakiilka Dalka Ingiriiska UFadhiya Jsl Oo Booqasho Ku Tagtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta Somaliland.
January 17, 2024 - Written by admin

Madaxa Xafiiska dawlada  Ingiriiska Caasimada Hargaysa iyo Masuuliyin kale oo  booqasho Tagay  Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL.

Weftigan waxa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda, Agaasimaha Guud, iyo la taliyaha Wasiirka ee Wasaaradda Warfaafinta.

Weftigan iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafintu waxay kawada hadleen arrimo badan oo dhinaca Siyaasada ah iyo kor u qaadista xidhiidhka Wanaagsan ee ka dhaxeeya Dawlada Somaliland iyo Dawlada England.

Isxog waraysi kadib Weftiga ayaa waxa ay soo kormeereen goobo muhiima oo ka tirsan Wasaaradda sida Radio Hargaysa, Telefishanka Qaranka, iyo qolka kaydka.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews