Ciidamo Ku Gaashaaman Saanad Hub Oo Kasoo Goostay Huwanta Laascanood O
January 18, 2024 - Written by admin
Ciidamo tiro badan oo ku gaashaaman saanad hub ayaa kasoo goostay huwanta ka dagaalamaysa laascanood
Ciidamada ayaa hore uga tirsanaan jiray ciidanka qaranka somaliland kuwaasi oo raacay caroogii colaada ee laga tumay laascanood balse hada soo taabtay runta una soo noqday qarankii ay hore uga tirsanaayeen.