Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Jsl Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Wafti Ka Socda Baanka Aduunka!
January 18, 2024 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Md. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti sare oo ka Socda Baanka Aduunka kaasi oo ay hogaaminaysay Ms Chantal Richey oo ah Madaxa mashaariicda horumarinta biyaha ee uu maalgeliyo Baanka Aduunka.
