berberatoday.com
Dawladda Itoobiya Oo Si Adag Ugu Jawaabtay Ururka Jaamacadda Carabta!
January 19, 2024 - Written by admin

 Itoobiya ayaa Si adag uga soo hor jeesatay bayaankii shalay ka soo baxay ururka Jaamacadda Carabta kaas oo lagu taageeray dawladda Soomaaliya isla markaana lagaga soo hor jeestay heshiiskii kowdii bishan dhex maray Somaliland iyo Itoobiya.

Afhaayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya Ambassador Meles Alem ayaa sheegay in ay diidmada jaamacadda Carabtu ku samaysay heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya uu yahay fara gelin lagu sameeyey arrimaha gudaha ee dalka Itoobiya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews