Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Gaadhay Dalka Turkiga Iyo Ujeedada kulan Uu la Yeelanayo Dhigiisa dalka Turkiga!
January 19, 2024 - Written by admin
Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Ciise Kayd Iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay dalka turkiga martiqaad uu ka helay wasiirka arimaha dibada dalka turkiga
