Sheekh Reer Borama Ah Oo Fasilaad Cajiib Ah Ka Bixiyay Kelmada “Lafti Nagaa” Oo Somali Badani Ku Anbatay Mecnaheega!
January 20, 2024 - Written by admin
Sheekh Nageeye oo kamid ah culimada magaalada boorama oo khudbadii jimce ka akhriyay mid kamid ah masaajidada magaalada ayaa fasilaad ka bixiyay kelmada “Lafti Nagaa” oo noqotay midi ugu hadal haynt badnayd gayiga somalida islamarkaana madaxda maamulka somaliya ay ku anbadeen.