Masuuliyiin Katirsan Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Xadhiga Ka Jaray Huteel Casriya Oo Laga Hirgaliyay Magaalada Wajaale”Daawo Muuqaal
January 21, 2024 - Written by admin
Wasiiro katirsan maamulka dawlad deegaanka somalida, madaxdhaqameed iyo maamulka magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya ayaa xadhiga ka jaray huteelka Dhaqan Dhawr oo dib uhabayn iyo casriyay lagu sameeyay.