Tahriibayaal Somaali Ah Oo Lagu Waayay Xadka Udhexeeya Wadamada Ruushka Iyo Finland!
January 21, 2024 - Written by admin
Tahriibayaal ay Somali ka mid yihiin ayaa raq iyo ruuxba la laayay xili ay ugu war danbaysay xadka udhexeeya dalalka ruushka iyo finland.