Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay In Heshiiska Ay La Gashay Somaliland Uu Waafaqsan Yahay Xeerarka Caalamiga Ah
January 24, 2024 - Written by admin
Dawlada itoobiya ayaa markale faah faahin ka bixiyay muhiimada uu geeska Africa uleeyahay heshiiska Isfahan ee ay wada gaadheen Somaliland
Sidoo kale dawlada itoobiya ayaa cadaysay in heshiiska Somaliland iyo itoobiya uu waafaqsan yahay xeerarka caalamiga ah!