Xukuumada Somaliland Oo Jawaab Ka Bixisay Hadalkii Siyaasi Cabdiqaadir Jirde.
January 25, 2024 - Written by admin
Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha Somaliland Cabdinaasir Buuni ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii siyaasi cabdiqaadir jirde isagoo madaxwaynaha ka difaacay eedaha sharci ee uu ugu jeediyay xeerka uu golaha guurtida kusoo celiyay.