Madaxweyne Muuse Biixi oo Mid Kamida Madaxda Ururada Siyaasada Safiir Umagacaabay
January 26, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa u magacaabay Safiirka Somaliland ee Dalka Imaaradka Carabta iyo xidhiidhiyaha wadamadda khaliijka carabta Aqoonyahan Cismaan Maxamed Badmaax Gudoomiyaha Urursiyasadeedka Mideeye.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale xilkii ka qaaday Safiirkii Somaliland ee Dalka Imaaradka Carabta Amb. Muniir Abusite.