Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ka Waramay Gudi Isku Xil Saartay Xal Uhelida Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Wakiilada!
January 27, 2024 - Written by admin
Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland ayaa fadhigii maanta ee golaha mudanayaasha ku wargaliyay xildhibaano golaha katirsan oo isku xil saaray dhexdhexaadinta khilaafkii udhexeeyay wakiilada iyo guurtida ee ka dhashay ansixinta xeerkii isasaarka doorashooyinka
Sidoo kale xildhibaan jirde oo kamid ah mudanayaasha isku xil qaamay xalinta khilaafka labada gole ayaa faah faahin kasii mudanayaasha.