Ganacasade Soomaali Ah oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika
February 2, 2024 - Written by admin
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay muwaadiniin Soomaali ah oo sidoo kale ka mid ahaa ganacsatada ku dhaqan dalkaas lagu dhexe dilay goob ganacsi oo uu kulahaa magaalada Cape Town.
