Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Salaadii Jimce Shacabka Caasimada Kula Tukaday Masaajidka Ibraahim Dheere
February 2, 2024 - Written by admin
Murashaxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo weheliyaan Guddoomiyaha Xisbiga mudane Xirsi Cali Xasan iyo xubno ka mid ah Hoggaanka Xisbiga Ayaa Qaybo Ka Mida Shacabka Hargeysa kula Tukaday Salaadii Jimce masaajidka Ibraahim Dheere Ee Magaalada Hargeysa.

