Golaha Wakiilada Oo Saaka Xeerkii Doorashooyinka Ku Celiyey Golaha Guurtida Somaliland”Daawo Muuqaal
February 4, 2024 - Written by admin
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa saaka xeerkii Doorashooyinka ku celiyey Golaha Guurtida.
Sidan waxaa dhigaayey heshiiskii dhawaan ay gaadheen labada Golle ee wakiillada iyo guurtida.
