Garyaqaan Xuseen Shabeel oo Xadhiga Iyo Xukunka Abwaan Cabdiraxmaan Abees Ku Tilmaamay Sharcidaro
February 6, 2024 - Written by admin
Garyaqaan Xuseen Shabeel oo Xadhiga Iyo Xukunka Abwaan Cabdiraxmaan Abees Ku Tilmaamay Sharcidaro
“Haday cadaato (waalidka soo dacwooday ee boolisku sheegeen in ay Abwaan Cabdiraxmaan Abees u xidheen) waa sidan sharcigu 6 bilood,
hadaanay cadaana hadalkeedaba daa,.” Garyaqaan Xuseen Shabeel