“Suldaan Xasan Ma Maayar Buu Ahaa, Ma Mudna Inaan Ujawaabo 4 Qof oo Meel Lagu Xereeyay oo Baasto Loo Qaaday”Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan”Daawo Muuqaal
February 7, 2024 - Written by admin
“Suldaan Xasan Ma Maayar Buu ahaa Waa Maxay Xil Baanu Ka Qaadnay. Sadlada Subeer Awal Waxay Jirtaa 400 Sano oo Turki Bay La Soo Shirtay oo Ingiriis Bay Lasoo Shirtay Maaha Wax Iska Yimi Wa Sadalada Reer Sheekh Isaxaaq. Markaa Ma Mudna Inaan Ujawaabi 4 Qof oo Meel Lagu Xereeyay oo Baasto Loo Qaaday,Dadka Meeshaa Ka Hadlaayay 4 Qof Baan Ka Gartay Meel Alle Meel Ay Ka Yimaadeen Garanmaayo” Sultan Hassan Sultan Abdilaahi