berberatoday.com
Guurtida Iyo Wakiilada jsl Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qodobadii Ay Isku Khilaafsanaayeen Ee Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
February 8, 2024 - Written by admin

Guddiyadii labada gole Baarlamaan  u saareen Qodobadii ay isku khilaafsanaayeen Ee xeerka isasaarka doorashooyinka jsl  ayaa heshiis rasmi ka gaadhay iyadoo isla qaatay in qodobo loo daayo sidii Guurtidu ku ansixisay, qodobona loo daayo sidii golaha wakiiladu ku ansixiyeen .

Todobaadka soo socda ayaa heshiiskan la hor geyn doona Golaha Guurtida iyo Golaha wakiilada  si ay xildhibaanadu u ansixiyaan .

Isla todobaadka danbe ayaa la filayaa in Golaha wakiiladu xeerkan u gudbiyo Madaxweyne Muuse Biixi .

Waxaana ay arintani u muuqataa in uu sidaas ku dhamaadey khilaafkii ka dhex jiray labada gole Baarlamaan ee xeerka Doorashooyinka ku saabsanaa.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews