berberatoday.com
Gudiyo Ka Kala Socda Somaliland Iyo Itoobiya Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Adis Ababa!
February 9, 2024 - Written by admin

Waxaa maanta Magaalasa Adis-Ababa  ka qabsoomay kulan dhex maray guddiyo farsamo oo ka kala socday Wasaaradaha Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ee dalalka Somaliland iyo Itoobiya.

 

Kulankan oo ka qabsoomay xarunta Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta ee Itoobiya ayaa ahaa  gogal xaadh sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka Wada shaqayneed ee u dhaxeeya labada Wasaaaraddod.

Intii uu kulanku socdayna waxay labada dhinac ka wada hadleen sidii labada dhinac iskaga kaashan lahaayeen arimaha horumarka ee labada dal, sida samaynta xidhiidh wada shaqayneed oo u dhexeeya labada dhinac,horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha, Isku duba ridka Mashaariicda Horumarineed, Iskaashiga Qorshayaasha Horumarineed ee mustaqbalka fog, Cilmi baadhista iyo Xog wadaaga.

Kulankan waxaa uu bilaw u noqon doonaa xidhiidhka iyo iskaashiga Caalamiga ee dhanka horumarka labada Wasaaradood oo qayb ka ahaa heshiiskii is fahan ee dhawaan dhex maray dalalka Somaliland iyo Itoobiya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews