Muwaadin Somaliyeed Oo Habeenkii Xalay Lagu Dilay Dalka Koonfur Africa!
February 10, 2024 - Written by admin
Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in kooxo burcad ah oo u dhalatay dalkaas in Xalay muwaadin Soomaaliyeed ay ku dileen deegaanka Belville oo ka mid ah deegaanada hoostaga Magaalada Cape town.
