Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigii Maanta ku ansixiyay xeerka Ciidanka Dabdamiska Qaranka.