berberatoday.com
Dhalinyaro Isku Xilqaantay Dhexdhexaadinta Khilaafka Saldanada Subeer Awal Oo Warbaahinta La Hadlay Fartana Ku Fiiqay Dhinaca Ku Gacan Seydhay”Daawo Muuqaal
February 14, 2024 - Written by admin

Dhalinyaro isku xilqaantay xalinta khilaafka saladanada subeer awal iyo salaadiintii dhawaan warbaahinta ka eedeeyay suldaanka Guud ayaa war cusub kazoo saaray halka ay wax umarayaan, kulamadii ay la yeesheen labada dhinac

Sidoo kale dhalinyarada ayaa sheegay in arintii al uhelida khilaafka saldanada guud ay ku gacan saydheen dhinaca salaadiyiintii warbaahinta ka eedeeyay suldaanka guud ee beesha subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi kuwaasi oo ay ku dhaliileen qaabka ay ula dhaqmeen iyo hadalo naxli ah oo ay ku yidhaahdeen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews