Shirka Golaha Dhexe Ee Urur Siyaasadeedka Shacabka Oo Lagu Qabtay Hargaysa Iyo Gudoomiye Cusub Oo Lagu Doortay!
February 14, 2024 - Written by admin
Shirka golaha dhexe ee urur siyaasadeedka shacabka somaliland Ee “SPP Ayaa maanta ka dhacay magaalada hargeysa Kaasi Oo lagu Doortay gudoomiyaha cusub Ee Ururka Shacabka, loona doortay Garyaqaan Maxamed Maxamuud Xaashi (timo).