berberatoday.com
Baarlamaanka Dalka Sweden Oo Taageeray Heshiiska Somaliland Iyo Itoobiya, Kuna Dhawaaqay In Ay Ka Shaqaynayaan Aqoonsiga Jsl.
February 18, 2024 - Written by admin

Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Xarunta baarlamaanka  dalka sweden islamarkaana lagu taageerayay heshiiska somaliland iyo itoobiya taasi oo ay goob ka ahaayeen safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden iyo xubno kale oo kamid ah jaaliyada somaliland taasi oo ay kazoo qaybgaleen inka badan 60 xildhibaan oo katirsan baarlamaanka dalka sweden oo ah saaxiibada somaliland ayaa Lagu taageeray heshiiska isfaham ee somaliland iyo itoobiya.

Sidoo kale xildhibaanada katirsan baarlamaanka sweden ayaa sheegay in ay ka shaqayn doonaan sidii ay somaliland ku heli lahayd aqoonsi caalami ah kaasi oo uu hormuud ka noqon doono dalka sweden.

Dhanka kale safiirka somaliland ufadhiya sweden Amb Sakariye Xasan Wacays ayaa saaxiibada baarlamaanka sweden uga mahad celiyay taageerada ay umuujiyeen Jamhuuriyada Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews