“Waa In Reer Awdal Talo Ka Yeeshaan, Mushkilada Doorashooyinka Ee Maanta Lagu Soo Xiiray, Si Aanay Caqabad Ugu Noqon Somaliland”Siyaasi Cabdirashiid.
February 18, 2024 - Written by admin
Siyaasi Cabdirashiid Xasan Mataan oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee kazoo jeeda gobolka awdal ayaa ka hadlay arimaha siyaasadeed ee ka taagan Somaliland iyo dhawaaqii maanta kazoo yeedhay masuuliyiin xukuumada katirsan ee kazoo jeeda gobolka awdal
Sidoo kale siyaasi cabdirashiid ayaa sheegay in masuuliyiin reer awdal ee hadlayay aanu ku jirin qof katirsan urur siyaasadeedka hilaac islamarkaana aanay ka hadlay dan reer awdal ah.