Wasiir Buuni Oo Jawaab Deg Deg Ah Ka Bixiyay Hadalkii Gudoomiye Cali Xaamud Iyo Xaqiiqda Wiixi Madaxtooyada Kaga Dhacay”Daawo Muuqaal
February 18, 2024 - Written by admin
Wasiirka wasaarada xidhiidhka golayaasha somaliland cabdinaasir buuni ayaa jawaab deg deg ah ka bixiyay hadalkii isla maanta kasoo yeedhay gudoomiye cali xaamud ee ahaa madaxtooyada ayaa xoog laygaga soo saaray
Sidoo kale wasiir buuni ayaa sharaxay qaabka wax udhaceen iyo cida balanta ku lahayn isagoo sheegay in cali xaamud aanu ku jirin shir gudoonka madaxtooyada looga yeedhay.