berberatoday.com
Digniin”Nooc Kamida Raashimada Somalidu Sida Xad Dhaafka Ah U Isticmaasho Oo La Sheegay In Laga Qaado Xanuunka Cancel-ka
February 20, 2024 - Written by admin
Digniin – Bariiska ayaa laga helay maaddo cancer’ka keenta:
Maaddada Arsenic oo ah maaddo chemical dabiici ah oo bariiska ku jirta ayay hadda culumada Sayniska Caafimaad’ka Denmark ogaadeen inay halis wayn ku tahay caafimaadka bini’aadamka.
Maaddada Arsenic haddii ay jidhka ku badato waxay keenaysaa cancer, ayay culumadu sheegeen.
Si maaddadaas la isaga ilaaliyo culumadu 3 qodob ayay soo jeediyeen:
1. Waa in bariiska aad loo maydho, biyo badan lagu shubo, la walaaqo, illaa biyaha ka baxayaa saafi noqdaan.
2. Markaad maydho kaddib, waa inaad bariiska biyo ku dayso saddex saac ugu yaraan, haddii aadan wakhti u hayn, waa inaad bariiska ku shubto biyo kulul, kuna dayso 30 daqiiqo, kadib waa inaad biyahaas daadiso oo biyo nadiif ah ku kariso bariiska.
3. Haddii aadan wakhti u hayn qodobkaas labaad, bariiska markaad maydho kaddib, biyo kulul oo karaya ku shub, ku walaaq, kaddib ku dabool dhawr daqiiqo biyaha karaya, kaddib biyahaas daadi oo biyo kale ku kari bariiska.
Tallaabadaas inaynu samayno ka Soomaali ahaan waa muhiim, waayo bariiska aad ayaynu u cunnaa, baryahan danbe’na waxaa innagu soo battay dadka Soomaalida ah ee cancer’ka laga helayo.
XIGASHO: Mohamed A. Kahn

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews