Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin
February 20, 2024 - Written by admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada Hadhimo-sharafeed ugu sameeyey Madaxweynihii saddexaad ee Somaliland, mudane Daahir Rayaale Kaahin.
