berberatoday.com
Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Qoyska Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Daryeelka Bulshada La Yeelatay Maayarada Degmooyinka Dalka
February 20, 2024 - Written by admin
“Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska JSL Mudane Eng Cali Cumar Maxamed (Eng Cali xoorxoor) Ayna Wehelinayaan Masuuliyiinta Sare Ee Wasaaradda Ayaa Maanta Furay kulan is xog waraysi oo ay qayb ka ahaayeen dawladaha hoose ee dalka.
Kulankaaso lagaga Hadlaayey Sidii ay Dawladaha Hoose Ee Dalka Iyo Wasaaraddu isaga kaashan lahaayeen, Arrimaha Daryeelka Bulshadda Nugul iyo Arrimaha Daryeelka Caruurta, iyada oo laysla dul istaagan hanaanka ugu haboon ee loogu samayn lahaa maamul daadejinta arrimahaa la xidhiidha.
Ayna wasaaraddu shaqooyinka la xidhiidha Arrimaha Bulshadda Nugul iyo Caruurta ugu daadejin lahayd Heer Degmo Iyo Heer Gobol, waxaana la rajaynaya in kulankaas ay kaso baxaan go,aamo, Midha dhal u noqda Arrimahaas sare ku xusan.
Waxaana kulanka goob joog ka ahaa badiba maayiradda goboladda dalka, iyo masuuliyiin kale”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews