Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Kulankoogii Labaad Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
February 23, 2024 - Written by admin
Xisbiyada KULMIYE iyo UCID ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta yeeshay kulankii labaad muddo toddobaad ah.
