Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Habar Awal Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka War Murtiyeed Ka Soo Baxay!
February 25, 2024 - Written by admin
Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland qeybo ka mid ah oo maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay hotelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cirro.

