Askarta Dalka Sweden oo Hamuum Uqaba’ Kamid noqoshada Xulufada Ciidamada NATO.
February 28, 2024 - Written by admin
Askarta Sweden ayaa Salaasadii shalay sheegay in ay ku faraxsan yihiin in Sweden ay ku biirto NATO, ayna diyaar u yihiin in ay ku dadaalaan sidii ay Sweden u gudan lahayd waajibaadka ka saaran xubinimada NATO.
Sweden ayaa dhowaan ku biirtay NATO kadib markii dalalka Turkey iyo Hungary oo muddo diidanaa ay ugu dambeyn ansixiyeen.
