berberatoday.com
Duuliyihii Diyaarada Qadar Airways Ka Hadlay Halis Ay Ku Galeen Hawada Somaliya Kadib Markii Maamulka Hawada Ee Muqdisho Siiyeen Amaro Khaldan!
February 28, 2024 - Written by admin

Sida uu baahiyay Telefishanka Al-Jazeera, Maamulka Diyaaradda Qadar Airways ayaa sheegay in mid kamida Diyaarahadoodu ay halis ku gashay Meel ku dhaw hawada Soomaaliya kadib markii qof ka tirsan maamulka Hawada ee Soomaaliya, ee fadhigeedu yahay Muqdisho uu ku hagay dariiq ay ku jirtay diyaarad kale oo Itoobiya laga leeyahay.

Balse Maamulka Qadar waxay sheegeen in ay mahadiyeen Qalabka Khatarta ka diga ee TCAS oo labada diyaaradood ee Qadar iyo Ethiopian Airlines ka badbaadiyay Masiibo wayn oo ah inay isku dhacaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews