Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Gudi Hoosaadyada Golaha! H
February 29, 2024 - Written by admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Md Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa isku shaandheyn ku sameeyey Guddi-hoosaadyada Golahaasi ka kooban yahay.
Guddoomiye Faratoon, ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay 10 Guddi-hoosaad oo Golahaasi Kooban Yahay.
Guddi-hooyaadyada Golaha Wakiillada JSL ee la magacaabay, ayaa kala ah:
1) Guddida Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga
2) Guddida Joogtada iyo Anshaxa
3) Guddida Arrimaha Gudaha, Difaaca iyo Nabadgelyada.