Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Golaha Deegaanka Hargaysa Iyo Arimaha Ay ka wada Hadleen!
March 3, 2024 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa saaka shir muhiim ah la qaatay guddida Fulinta ee Golaha Degaanka ee Caasimada Hargeysa iyo guud ahaanba Xildhibaanada Golaha Deegaanka.
