berberatoday.com
Xaalad Khilaaf oo Kasoo Cusboonaatay Degmada Bulaxaar Ciid Bada Laga Raranayo Dooxa Waaheen oo Beero Sharcidaro Ah Laga Samaysanayo Iyo Xoghayihii Degmada oo la Bedelay
March 3, 2024 - Written by admin
Xaalad Cusub Ayaa Ka Dhalatay Deeganada Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil iyo Deeganada Hoos Yimada .
Xogaha Laga Helayo Bulshada Deeganka Bulxaar Ayaa Sheegay In Xaalad Khilaaf ka Jirto Deegankaasi Waxayna Sheegayaan In Dad Xukuumada Dhex Ka socdaa ay Doonayaan in dhul daaqsimeedka Dooxa Waaheen ee Deegankaasi ay rabaan in ka sameystaan Beero Dad Shicib Ah Leeyahan , sidoo Kalena Shirkado deegankaas yimi ay rabaan In Ciid Ay Ka gurtaan Dooxyada Iyo Bada Deegankaasi ,
Wax Kaloo la Sheegayaa In Xilka Laga Qaaday Xoghayaha Degmada Bulxaar Oo isaguu Ahaa Masuul kii Inta Badan Hortaagna Shirkadaha Iyo Dadka Shicibka Deegankaasi Ciida Doonaya inay ka gurtaan dhul daaqsimeedkan Beeraha Ka Dhigtaan ,
Waxaan xilka Lagu Badalay Masuul Madaxweynaha Somaliland Ay isku Deegan Ka soo jeedan taas imika ka dhigaysa in gudoomiyaha degmada Bulxaar iyo Xoghayaha Cusub Ee Imika La Soo Magacaabay Isku deegan yahiin Taas Luminaysa Dheelitirka Xilalka Dawlada ,
Bulshada Deegankan Ayaa Cabashada ugu Badan wakhtigan Ay Bixiyaan Ay Tahay Dhul Daqaasimeedka Beeraha Laga Dhiganayo Iyo Nabad Guurka Ciid Dooxyada La Guranayo Waxayna Sheegan In Warqado Ay Sitaan Ay Xukuumada Ka soo Qaatan
Wixii War Danbe Ka Soo Baxa Kale Soco
Suxufi Sidiiq Carab .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews