berberatoday.com
Golaha Wakiillada Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ka Diiday In Xilka Laga Qaado Xubin Ka Tirsan Guddida Doorashooyinka Qaranka
March 4, 2024 - Written by admin

Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta Cod Ku Diiday Dalab uu madaxweyne Biixi, Usoo Gudbiyay kaasi oo ahaa  in xilka laga qaado Komishaneer Cabdicasiis Xirsi Warsame, oo ka tirsanaa guddida Doorashooyinka Somaliland, islamarkaana ay xubnaha gudida doorashooyinku ku eedeeyeen in aanu la shaqayn karaynin.

 

Xubintan oo guddida ku meteli jirtay xisbiga Waddani ayaa hore madaxweyne Biixi, ugu eedeeyay in uu la shaqayn kari waayay guddida Doorashooyinka.

Golaha wakiilada ayaa diid madooda dalabka madaxwayne ee xilka qaadista xubinta komishanka katirsan ucustaday in aanu lahayn eedaha loo soo jeediyay.

Tani waxa ay ka dhigan tahay in Cabdicasiis ka sii mid ahaan doono guddida Doorashooyinka haddii aanu iskii isu-casilin.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews