Komishanka Doorashooynka Jsl Oo War Cusub kasoo Saaray Qabsoomida Doorashada Iyo Dhaqangalka Xeerkii Ay Mudada Sugayeen.
March 10, 2024 - Written by admin
Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa soo dhaweeyay dhaqangalinta xeerka isasaarka doorashooyinka oo uu maanta sexeexay madaxwaynaha Somaliland kaasi oo ay sheegeen in uu muhiim u yahay qabsoomida doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada oo ka dhaca Somaliland
Sidoo kale komishanka doorashooyinka ayaa sheegay in ay diyaar yihiin qabashada doorashada islamarkaana ay Somaliland udhaqaaqday dhinaca hirgalinta doorashooyinka iyo hanaanka dimuqraadiyada.
