Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Lagu Dalbanayo Aqoonsiga JSL
March 11, 2024 - Written by admin
Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Ingiriiska Oo Iskugu Soo Baxay Banaan Lagu Dalbanayo Aqoonsiga jsl Kaasi oo ay ka hor dhigeen xafiiska raysalwasaaraha ingiriiska hortiisa.