Ciidamada Booliska Jsl Oo Gacanta Kusoo Dhigay Gacan Ku Dhiig Lihii Waday Gaadhigii Dawlada Hoose Ee Hooyada Umusha Ah Hargaysa Ku Jiidhay.
March 13, 2024 - Written by admin
Ciidanka booliska Somaliland oo qoraal gordhawayd ku baahiyay boga ay ku leeyihiin xidhiidhka bulshada ee facebookga ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedaysanihii waday gaadhiga dawlada hoose ee maanta sida badheedhka ah xaafada bada cas ee magaalada hargaysa ku jiidhay hooyada umusha ahayd taasi oo ku geeriyootay halkii uu ku jiidhay.
