Midowga Yurub oo Israa’iil Ku Eedeeyey Inay Gaajada Reer Qasa Sida Hubka U Adeegsanayso
March 15, 2024 - Written by admin
Madaxa Siyaasadda Arrimaha Dibedda ee Midowga Yurub Josep Borrell, ayaa ku eedeeyey Israa’iil in ay gaajo ku dileyso dadka reer Qasa ee xabbadda ka bedbaaday, isagoo cunaqabateynta lagu hayo maalaayiinka qof ee Qasa ku tabaaleysan ku tilmamay gaajo hubeysan.