Sheekh Almis Oo Ka Waramay Nin Xoolo Umadeed Cunay Oo Ay Ku Dhacday Arin Uu Hore Ugu Riyooday
March 18, 2024 - Written by admin
Sheikh almis imam yaxye xaaji ibraahim ayaa ka waramay dhaco cajiib ah iyo nin dawlada ushaqayn jiray oo arin uu ku riyooday ku dhacday islamarkaana ugeeriyooday
Sidoo kale sheikh almis ayaa ka hadlay qofka xoolaha umada cunaa halka uu ku danbaynayo if iyo aakhiroba.