berberatoday.com
Xukunka Dalalka Uk Iyo Ireland Waxa La Wareegaya Ajaaniib”Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba
March 18, 2024 - Written by admin
Halkani UK iyo Ireland waxaa xukunkii la wareegay ajaanib
Ra’isal wasaaraha dalka ingiriisku waa Rishi Sunak waa nin asal ahaan Hindi ah, hogaamiyaha Scotland waa Xamse Yuusuf oo asalkiisu yahay Pakistani.
Shallayna Wales oo ah dalka seddexaad ee afarta dal ee ku midoobay boqortooyada ingiriiska ayaa hogaamiye ama madaxweyne u doortay Vaughan Gething, oo asalkiisu ka soo jeedo dalka Zambia ee ku yaalla cidhifka koonfureed ee qaaradda Afrika.
Halka magaalo madaxda dalka ingiriiska ee London uu Mayor ama duq ka yahay Sadiq Khan oo asalkiisu Pakistani ah.
Halka Ireland oo ah dalka ku dhagan dalkani ingiriiskana uu Ra’isal wasaare ka yahay Leo Varadkar oo asalkiisu Hindi ka soo jeeda.
Sawirka hoos ka muuqda waa, ka bilaw bidix Rishi Sunak, Sadiq Khan, Hamsa Yusuf, Leo Varadkar iyo Vaughan Gething
Nimankii ilma ingiriis ee indhaha buluuga ah lahaa boqorkii oo xanuunsanaya u hadha

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews