berberatoday.com
Ciidanka Booliska Gobolka Saaxil Oo Gacanta Kusoo Dhigay Askari Ciidamada Asluubta Katirsan Oo Saaka Magaalada Berbera Ku Toogtay Wiil 18 Jir Ah!
March 19, 2024 - Written by admin

Warbixin:- Ciidamada Booliska JSL , garahaan Qaybta Gobalka Saaxil  ayaa gacanta kusoo dhigay edeysane K/ koobaad Rooble Xasan Gadiid oo 52 jir ah ,  kaasi ku eedaysan inuu  dilay Marxuum Khaalid Maxamed Salaax oo 18jir ah Maanta  abbaaro 11:30 duhurnimo. Eedaysanaha ayaa ka tirsanaa Ciidanka Asluubta ee Jeelka Magaalada Berbera.

Hawlgallo iyo dedaal dheeriya Ciidanka Boolisku sameeyay ayaa lagu soo qabtay deegaanka Dubaar oo  koofur bari  kaga  beegan Magaalada Berbera 15KM halkaasi oo u baxsaday. waxaanu hadda ku jiraa gacanta Ciidanka Booliska , iyadoo degdeg loo horgayn doonaa sharciga marka baadhistu dhammaato.

Taliska Ciidanka Booliska JSL , waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii uu ka baxay marxuumkaasi .ان لله وانا اليه راجعون

Warbaahinta Ciidanka Booliska JSL .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews