berberatoday.com
Xanuun Wajaale Ku Soo Riday Dad Boqol Ku Dhow Iyo Khatarta Jirta oo Laga Dayrinayo
March 19, 2024 - Written by admin
Xanuun Wajaale Ku Soo Riday Dad Boqol Ku Dhow & Khatarta Jirta,
Xanuun loo malaynayo Daacuun oo a dillaacay degmada Tog-wajaale, ayaa faro-baas ku haya Dadweynaha.
Wararkii u dambeeyay ee halkaa laga helay, ayaa sheegay in xarumaha Caafimaadka la gaadhsiiyey dad 40 ka badan, kuwaasi xaaladdoodu culus tahay.
Dadka xanuunku soo ritay oo u badan waayeel iyo Carruur, ayaa tiradoodu muujinaysaa sida deg-degga ah ee uu xanuunku u faafayo.
Wajaale oo ku taalla xuduudka Somaliland la wadaagto Itoobiya, ayaan xarumaheeda Caafimaadku lahayn awood ay mar keliya ku qaabilaan bukaano intaas leeg, taasi oo waajib ka dhigaysa in gurmad deg-deg ah lala gaadho Magaalada Wajaale.
Degmada Wajaale oo ka mid ah Magaalooyinka ku yaalla xuduudka, ayaa u nugul xanuunada faafa, sida shuban biyoodka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews