berberatoday.com
Cisbataalka Hargeysa oo Beeniyay War uu Sheegay Sarkaal Boolis Ahi oo La Xidhiidha Xanuunka HIV Aids
March 25, 2024 - Written by admin
“17 sano Maanu arag 5 qof oo HIV qaba oo laga wada helay Halmar.”
Cisbitaalka weyn ee Hargaysa oo Beeniyay warar si weyn u faafay.
“Hargeisa group Hospital gaar ahaan Qaybteed Keydka Dhiigu waxay Halkan ku beeninaynaa Warar been abuur ah oo lagu baahiyay Baraha Bulshada kuwaasoo lagu sheegay in dhalinyaro gaadhaysa 5qof oo dirawalo ka ah Tagaasida ama Caba Bunka Ethiopianka laga helay Xanuunka Hiv_AIDSka. Mudo 17 sano Maanu arag 5 qof oo HIV qaba oo laga wada helay Halmar.
Waxaanu bulshada uga digaynaa inay iska ilaaliyaan Dadka Bulshada la wadaagaya Waxaanay Xog (data) ka hayn ama aanay Cilmi u lahayn taasoo sababaysa Jahawareer bulsho, Nacayb qoomiyadeed iyo dacaayadayn Ganacsi.”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews