berberatoday.com
Sedexda Xisbi Qaran Ee Somaliland Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargaysa Iyo Nuxurka Arimaha Ay Wada Hadleen!
March 25, 2024 - Written by admin

 Xisbiyada siyaasadda Jamhuuriyadda Somaliland ee UCID, KULMIYE iyo WADDANI, ayaa shir saddex geesood ah ku yeeshay caawa magaalada Hargeysa.

Kulankan oo ahaa afur uu soo qabanqaabiyey xisbiga KULMIYE oo ka qabsoomay Huteelka Maansoor, isla markaana ah kii labaad ee xisbiyadu isugu yimaadaan kadib shirkii Madaxweynaha hadda haya xilka Qaranka, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynihii hore ee dalka, Mudane Daahir Rayaale Kaahin ay la yeesheen axsaabta siyaasadda, waxa lagu falanqeeyey arrimaha u diyaar-garowga doorashooyinka iyo sidii dhammaan daneeyayaashu isku aragti uga noqon lahaayeen hawlaha socda iyo waxyaabaha qabyada ah ee u baahan la dhammeystiro.

Shirkan waxa ka qaybgalay inta badan hoggaanka, madaxda iyo masuuliyiin ka kala socday saddexda xisbi oo ay kala hoggaaminayeen Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, ahna Wasiirka Daakhiliga dalka, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Guddoomiye Ku-xigeennada xisbiga WADDANI.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews