berberatoday.com
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Xidhitaanka Tartanka Al waxyeyn 11aad – 2024 – 1445هـ:
March 27, 2024 - Written by admin

Waxa maanta Huteel Maansoor ee magaaladda Hargeysa lagu soo gabogabeeyey tartanka Al-Waxyeyn kaas oo lagu tartamo Qur’aanka Kariimka iyo Sunnaha Rasuulka (SCW).

Munaasibadan xidhitaanka tartanka quraanka kariimka iyo sunaa rasuulka (SCW) Madaxwayne kuxigeenka jsl, wasiiro culimo awdiin iyo madaxda shirkada telesom oo iyadu maalgalisay tartankan.

Tartankan ayaa Sannadkiiba hal mar la qabtaa bisha Ramadaan gudaheeda, Waxaana kasoo qayb gala madarasado badan oo ku yaalla Dalka.

Waxa xusid mudan in Tartankan ay maalgeliyeen Telesom Group Foundation iyo Bangiga Daarasalaam.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews