berberatoday.com
Wax Ka Baro Taariikhda Mujaahid Axmed Waraabe oo Kamid Ahaa 3 Halyey ee Afduubay Diyaaradii Somali Airlines
March 27, 2024 - Written by admin
AHUN mujaahid Axmed waraabe,
Wuxuu sadex ku ahaa labadii nin ee naftooda.uhuray sharafta iyo xoriyada somalila d,
1984.kuwaasoo Afduuvay diyaaradii somali Airline kana dajiyay.caasimada Ethiopia,
Mufakir kii Cawil Cadami.AHUN o ahaa kabtan ciidanka Asluubta ah ayaa qorshaha lahaa Ninka la wadaagay Afduuubka wuxuu ahaa Baashe Diig kadib markii hawlgalka ay dhexgaleen diyaaraduna Khadka hawada sare qabsatay dagaal ayaa dhexmarey securatigii diyaarada iyo Cawil Cadami xabad ayaana bilaabantay intaa kadib iyadoo ay khatar galen ayaa Muj.Axmed waraabe o ka mid ahaa rakaabka ayaa dagaalka galay gacantiisana ku furtay baaskoolat mid dhar cad ahaa oo agtaagnaa ayuuna xog kaga qaaday,
xaaladuna way isbedeshay oo.wqxaa gacanta sare yeeshay labadii geesi ee Cawil Cadami iyo Baashe diig sidaas ayayna ku. Noqdeen sadexdii nin ee diyaarada Afduub ay,
Badhasaaabkii gobolka w galbeed ee hargeysa ayaa diyaarada la socday magaciisu wuxuu ahaa Afgaab waxaana mar BBC da waraysatay uu sheegay.in uu la yaa bay dhiiranaanta Baashe diig Alle ha unaxariste e oo ficilo adag ay ka muuqdeen,
Sababta hadaba ay dhalin iyaradani u Afduub een diyaarada ayaa.ayad.in xiligaa 1984.taliskii siyaad Bare uu xukun dil ah ku riday dhalinyaradii UFO. Waxaanay dalbadeen markii ay ka dejiyeen Adisababa in lasii daayo dhalinyaradaa ,dilka lagu xukumay,
Waa.taariikhda dhagaxtuurkii u horeeyay uu ka bilowday Hargeysa Ardaydi iskuulada sare.ayaana dhagax.kala hortagay ciidamadii hubaysnaa ee faqashta,
Waari mayside war.hakaa hadho

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews