Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Shir Degdeg ah ku Ansixiyay Heshiiska Shidaal ee Turkiga
March 28, 2024 - Written by admin
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan deg deg ah oo ay galabta yeesheen ku ansixiyey heshiis ku saabsanaa soo saarista Shidaalka iyo Gaaska, kaasoo ay dhawaan wada galeen dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga.